Ahmed A. Khayre, PhD
@aakhayre
Legal consultant, researcher & lecturer. Views my own.RT means interesting.
ID: 1152592433185808384
20-07-2019 14:53:44
175 Tweet
939 Followers
137 Following
BREAKING: Poet and icon of Somali literature Mahamed Ibrahim Warsame ‘Hadraawi’ has passed away in Hargeisa, Ayan Mahamoud MBE Reports. Hadraawi’s work was translated to different languages. He had struggled w ill health in recent years, and has spent most time in his hometown of Burao.
Terror shall be uprooted from #Somalia. 15 thousand misguided mischief-makers will not hold 20 million #Somalis hostage. Hassan Sheikh Mohamud & Hamza Abdi Barre are right to take war to the terrorists; Carnage in #Mogadishu today will ONLY strengthen resolve of the Somali people.
Dhawaan filo qeybta 26-aad (episode 26) ee Maamul Wanaag Podcast oo ay Mahad Wasuge & Ahmed A. Khayre, PhD ku falanqeynayaan ‘Dib-u-habeynta Hay’adaha Dowladda Colaadaha Kadib’ #MaamulWanaag #MaamulWanaagPodcast #SPAPodcasts #somalipublicagenda
23 sano kadib markii dowladdii kumeelgaarka lagusoo dhisay Djibouti, weli hay’adaha dowladda waa kuwo nugul, oo aan adeegyadii looga baahnaa qabanin. Podcast-gan waxa aan Dr Ahmed A. Khayre, PhD isla falanqeyneynaa dib-u-habeynta hay’adaha dowladda colaadaha kadib youtu.be/5vfp6ECEavM
The 5-day joint meeting between Independent Constitutional Review Commission -🇸🇴 and Constitutional Oversight & Implementation Committe in Mogadishu was a huge success. Independent Constitutional Review Commission -🇸🇴 presented constitutional amendments and received valuable feedback from OC members. The meeting exceeded expectations with dynamic discussions and a shared commitment
Qeybtan 34-aad ee Maamul Wanaag Podcast ee @Somalipubagenda, aniga & Ahmed A. Khayre, PhD waxa aan ku gorfeyneynaa nuxurka is-afgaradka Itoobiya & Soomaaliland, fasiraadda sharci ee loo sameyn karo, & tallaabooyinka sharci ee u furan Soomaaliya. Halkan👇ka dhageyso somalipublicagenda.org/e34-gorfeyn-is…
Barnaamijka Falanqeynta Jimcaha ee @HBNOnlineTV caawa waxaynu ku gorfeyn doonnaa, Doonista bad ee Abiy, mowqifka Soomaaliya & dhexdhexaadinta la wado, waxaa inoogu marti ah, Abdiwahab Sheikh Abdisamad Aqoonyahan Falanqeeya Arrimaha Gobolka & Caalamka & Ahmed A. Khayre, PhD Aqoonyahan Qawaanniinta