HBN Online TV (@hbnonlinetv) 's Twitter Profile
HBN Online TV

@hbnonlinetv

Horn Broadcasting Network- Somalia's First Exclusively Digital Media TV, covering Somalia and the Horn of Africa | Got a story? Send [email protected]

ID: 1379085256440045571

linkhttps://hbnonlinetv.com/ calendar_today05-04-2021 14:55:47

3,3K Tweet

13,13K Followers

168 Following

HBN Online TV (@hbnonlinetv) 's Twitter Profile Photo

#WAR: Baarlamaanka Soomaaliya oo dib isu soo laabta ka dib baaqashada 3-dii kulan ee ugu dambeyey hbnonlinetv.com/baarlamaanka-s…

#WAR: Baarlamaanka Soomaaliya oo dib isu soo laabta ka dib baaqashada 3-dii kulan ee ugu dambeyey
 
hbnonlinetv.com/baarlamaanka-s…
HBN Online TV (@hbnonlinetv) 's Twitter Profile Photo

OPINION PIECE: The delay in the election process has ignited political turmoil in Somalia. hbnonlinetv.com/the-delay-in-t…

OPINION PIECE: The delay in the election process has ignited political turmoil in Somalia.
hbnonlinetv.com/the-delay-in-t…
HBN Online TV (@hbnonlinetv) 's Twitter Profile Photo

#WAR: Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo cadeeyey in uu ku aragti yahay Shacabkii taageeray Itoobiya. hbnonlinetv.com/madaxweynaha-k…

#WAR: Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo cadeeyey in uu ku aragti yahay Shacabkii taageeray Itoobiya.
hbnonlinetv.com/madaxweynaha-k…
HBN Online TV (@hbnonlinetv) 's Twitter Profile Photo

#WAR: SSC-Khaatumo oo awaamiir dul dhigtay ajaaniibta sharci darada ku soo gala deegaannadeeda. hbnonlinetv.com/ssc-khaatumo-o…

#WAR: SSC-Khaatumo oo awaamiir dul dhigtay ajaaniibta sharci darada ku soo gala deegaannadeeda.
hbnonlinetv.com/ssc-khaatumo-o…
HBN Online TV (@hbnonlinetv) 's Twitter Profile Photo

Hormuud oo horyaalka Isgaarsiinta ayaa waxay idin leedahay “Raashin isasaar ah haddii aad maqli jirtay, waxaan kuu soo kordhinnay adeeg isasaar ah oo ka kooban internet, IPTV, iyo ku-hadal. Waa internet-ka gado ee inta kalena bilaash ku hel ee ku baashaal hee.” #Isisaar #Hormuud

HBN Online TV (@hbnonlinetv) 's Twitter Profile Photo

Xuutiga oo sida sagaaradii u ugaarsanaya diyaarada MQ9 ee Mareykanku leeyahay tii labaad ayay dhulka soo dhigeen muddo 3 maalmood ah.

Xuutiga oo sida sagaaradii u ugaarsanaya diyaarada MQ9 ee Mareykanku leeyahay tii labaad ayay dhulka soo dhigeen muddo 3 maalmood ah.
HBN Online TV (@hbnonlinetv) 's Twitter Profile Photo

Cabdulqaadir Maxamed Nuur "Si gaar ah, waxaan ula hadlayaa dadkeyga ka soo jeeda deegaannada Baay, Bakool iyo Shabeellada Hoose, marna ma dhici karto in naloo hoosaasiyo cadaw taariikhi ah oo ay awoowyaasheen diideen in uu dhulkeena boobo dadkeenana gumeeyo."

#WAR: Xuutiyiinta oo diyaaradii 2-aad ee dagaal oo Mareykanku leeyahay soo riday muddo 72 saacadood ah. hbnonlinetv.com/xuutiyiinta-oo…

#WAR: Xuutiyiinta oo diyaaradii 2-aad ee dagaal oo Mareykanku leeyahay soo riday muddo 72 saacadood ah.
hbnonlinetv.com/xuutiyiinta-oo…
HBN Online TV (@hbnonlinetv) 's Twitter Profile Photo

#WAR: Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay shacabkii Taageerada u muujiyey joogitaanka Itoobiya. hbnonlinetv.com/dowladda-sooma…

#WAR: Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay shacabkii Taageerada u muujiyey joogitaanka Itoobiya.
hbnonlinetv.com/dowladda-sooma…