H.E Said Abdullahi Deni (@hesaidadeni) 's Twitter Profile
H.E Said Abdullahi Deni

@hesaidadeni

7th President of the Puntland State of Somalia, 2019 - Present | Former Minister of Planning at Federal Gov't of Somalia | Former Federal Member of Parliament

ID: 1189051015972249600

linkhttps://www.facebook.com/ExcellenceSaidDeni calendar_today29-10-2019 05:28:35

825 Tweet

148,148K Followers

30 Following

H.E Said Abdullahi Deni (@hesaidadeni) 's Twitter Profile Photo

Hambalyo Ardayda Puntland ee sanadka u fariistay Imtixaanka Shahaadiga ah ee dugsiyada dhexe iyo sarre ee Gobolada Puntland, waxaan dhammaan ugu duceynayaa in Allaah u fududeeyo Imtixaanaadka. Sidoo kale waxaan boggaadinayaa dhammaan masuuliyiinta Waxbarashada.

Dadkaygow halkan in aad soo gaartaan wax sahlan mahan, sidaasi darteed u dulqaata ,Qoraxda, Dabaysha iyo Haraadka waa hal maalin oo aad gudaneysaan xaqa aad u leedihiin in aad codeysaan, in aad wax doorataan lana idin dooran karo. #DOORASHADA Garoowe,Dangoroyo iyo Godob-jiiraan.

Dadkaygow halkan in aad soo gaartaan wax sahlan mahan, sidaasi darteed u dulqaata ,Qoraxda, Dabaysha iyo Haraadka waa hal maalin oo aad gudaneysaan xaqa aad u leedihiin in aad codeysaan, in aad wax doorataan lana idin dooran karo.

#DOORASHADA Garoowe,Dangoroyo iyo Godob-jiiraan.
H.E Said Abdullahi Deni (@hesaidadeni) 's Twitter Profile Photo

Hambalyo reer Galmudug, Dowlad iyo Shacaba waxaan idinku hambalyeeynayaa munaasabadda 14- August iyo dabaaldega sanad-guurada 18-aad, waxaan idiin rajeynayaa nabad iyo horumar. #Galmudug #Puntland #Somalia