Wasaaradda Arrimaha Dibadda ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@mfasomalia) 's Twitter Profile
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

@mfasomalia

Barta rasmiga ah ee Twitter ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya| Sidoo kale nagala soco @MOFASomalia

ID: 728817434107457536

linkhttps://www.mfa.gov.so/ calendar_today07-05-2016 05:23:11

656 Tweet

60,60K Followers

56 Following

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@mfasomalia) 's Twitter Profile Photo

Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Jimce ah ku soo dhoweeyay #Muqdisho dhiggiisa Masar, Dr. Badr Abdelatty, si loo daah-furo si rasmi ah khad duulimaad toos ah oo u dhexeeya #Soomaaliya iyo Masar. ๐Ÿ”—โžกt.me/MfaSomalia/2309 #Egypt

Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Jimce ah ku soo dhoweeyay #Muqdisho dhiggiisa Masar, Dr. Badr Abdelatty, si loo daah-furo si rasmi ah khad duulimaad toos ah oo u dhexeeya #Soomaaliya iyo Masar.
๐Ÿ”—โžกt.me/MfaSomalia/2309
#Egypt
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@mfasomalia) 's Twitter Profile Photo

Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed oo hadal ka jeediyay munaasabadda tacsida iyo ducada Marxuum Maxamed Cali Xaamud oo maanta lagu qabtay xarunta Wasaaradda, ayaa sheegay in marxuumka uu ka mid ahaa saraakiishii waqtiga dheer ka soo shaqeysay Wasaaradda.

Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta shirguddoomiyay kulan ay ka qeybgaleen Xoghayaha Joogtada iyo 16 agaasime waaxeed ee Wasaaradda oo lagaga hadlay sare u qaadidda waxqabadka iyo ka guul keenidda waxyaabaha mudnaanta u leh siyaasadda dibadda.

Ministry of Foreign Affairs ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@mofasomalia) 's Twitter Profile Photo

PM Hamza Abdi Barre inaugurated the #SomaliDiaspora Conference on Monday in #Doha in the presence of the FM Amb. Ahmed Fiqi, and the #Qatari State Minister for Foreign Affairs, H.E. Soltan bin Saad Al-Muraikhi. ๐Ÿ”—โžกweb.mfa.gov.so/prime-ministerโ€ฆ #Somalia #Somali #Qatar #Diaspora

PM Hamza Abdi Barre inaugurated the #SomaliDiaspora Conference on Monday in #Doha in the presence of the FM Amb. Ahmed Fiqi, and the #Qatari State Minister for Foreign Affairs, H.E. Soltan bin Saad Al-Muraikhi.
๐Ÿ”—โžกweb.mfa.gov.so/prime-ministerโ€ฆ
#Somalia #Somali #Qatar #Diaspora
Ministry of Foreign Affairs ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@mofasomalia) 's Twitter Profile Photo

FM Ahmed Fiqi concluded on Wednesday the #SomaliDiaspora Conference held in #Doha from July 22-24, hosted by the sisterly State of #Qatar, which brought together approximately 250 representatives from various #Somali communities & diaspora activists. ๐Ÿ”—โžกweb.mfa.gov.so/somali-fm-concโ€ฆ

FM Ahmed Fiqi concluded on Wednesday the #SomaliDiaspora Conference held in #Doha from July 22-24, hosted by the sisterly State of #Qatar, which brought together approximately 250 representatives from various #Somali communities & diaspora activists.
๐Ÿ”—โžกweb.mfa.gov.so/somali-fm-concโ€ฆ
Ministry of Foreign Affairs ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@mofasomalia) 's Twitter Profile Photo

The #SomaliDiaspora Conference, hosted by the sisterly State of #Qatar in #Doha from July 22 to 24, concluded with a momentous final statement and a series of key conclusions. In Somali: ๐Ÿ”—โžก web.mfa.gov.so/wp-content/uplโ€ฆ In Arabic: ๐Ÿ”—โžก web.mfa.gov.so/wp-content/uplโ€ฆ #Somalia #Somali

The #SomaliDiaspora Conference, hosted by the sisterly State of #Qatar in #Doha from July 22 to 24, concluded with a momentous final statement and a series of key conclusions.
In Somali: ๐Ÿ”—โžก web.mfa.gov.so/wp-content/uplโ€ฆ 
In Arabic: ๐Ÿ”—โžก web.mfa.gov.so/wp-content/uplโ€ฆ
#Somalia #Somali
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@mfasomalia) 's Twitter Profile Photo

Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa ugu hambalyeeyay Maxamed Isaaq Ibraahim (Fatiir), xilka Agaasimaha guud ee Arrimaha Bulshada Bariga Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ee uu maanta u magacaabay R/wasaare Hamza Abdi Barre.

Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa ugu hambalyeeyay Maxamed Isaaq Ibraahim (Fatiir), xilka Agaasimaha guud ee Arrimaha Bulshada Bariga Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda &amp; Iskaashiga Caalamiga ee uu maanta u magacaabay R/wasaare <a href="/HamzaAbdiBarre/">Hamza Abdi Barre</a>.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@mfasomalia) 's Twitter Profile Photo

Xoghayaha joogta, Agaasimayaasha waaxyaha iyo howlwadeennada Wasaaradda Ministry of Foreign Affairs ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ayaa maanta ka qeybgalay dibadbax ka dhacay Xeebta Liido ee #Muqdisho kaasoo hayโ€™adaha dowladda iyo bulshada gobolka #Banaadir ay ku cambaareeyeen weerarkii khawaariijta ay ku xasuuqeen rayidka.

Xoghayaha joogta, Agaasimayaasha waaxyaha iyo howlwadeennada Wasaaradda <a href="/MOFASomalia/">Ministry of Foreign Affairs ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด</a> ayaa maanta ka qeybgalay dibadbax ka dhacay Xeebta Liido ee #Muqdisho kaasoo hayโ€™adaha dowladda iyo bulshada gobolka #Banaadir ay ku cambaareeyeen weerarkii khawaariijta ay ku xasuuqeen rayidka.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@mfasomalia) 's Twitter Profile Photo

Wasiirka Arrimaha Dibadda, Wasiiru dowlaha, Wasiir kuxigeenka, Xoghayaha joogtada, Agaasimayaasha iyo Safiirrada waxa ay tacsi u dirayaan ehellada iyo ummadda Soomaaliyeed geerida ku timid Allah u naxariistee Cabdiraxmaan Maxamed Hiraabe oo maanta oo ku geeriyooday Gรคvle, Sweden.

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Fiqi, ayaa maanta u ambabaxay caasimadda dalka Turkiga ee #Ankara si ay uga qeybgalaan wareegga labaad ee wadahadalka kala dhexeeya Itoobiya, kaasoo ay garwadeen ka tahay Dowladda Turkiga. ๐Ÿ”—โžกt.me/MfaSomalia/2382

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Fiqi, ayaa maanta u ambabaxay caasimadda dalka Turkiga ee #Ankara si ay uga qeybgalaan wareegga labaad ee wadahadalka kala dhexeeya Itoobiya, kaasoo ay garwadeen ka tahay Dowladda Turkiga.
๐Ÿ”—โžกt.me/MfaSomalia/2382
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@mfasomalia) 's Twitter Profile Photo

Soomaaliya mowqifkeedu waa hal mid oo aan marnaba aqbalayn โ€œku qabso, ku qadi maysideโ€ Danjire Axmed Macallim Fiqi Axmed Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Soomaaliya mowqifkeedu waa hal mid oo aan marnaba aqbalayn โ€œku qabso, ku qadi maysideโ€
Danjire Axmed Macallim Fiqi Axmed
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@mfasomalia) 's Twitter Profile Photo

Kulan kii ugu horreeyay ee ay iskugu yimaadeen maanta labo guddi oo Wasiir Axmed Fiqi uu u xilsaarray dib u habaynta xarunta Wasaaradda Ministry of Foreign Affairs ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด iyo Ergooyinkeeda Dibadda ayaa waxaa furay Xoghayaha Joogtada, Mudane Xamsa Aadan Xaadow. ๐Ÿ”—โžกt.me/MfaSomalia/2384 #Soomaaliya

Kulan kii ugu horreeyay ee ay iskugu yimaadeen maanta labo guddi oo Wasiir Axmed Fiqi uu u xilsaarray dib u habaynta xarunta Wasaaradda <a href="/MOFASomalia/">Ministry of Foreign Affairs ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด</a> iyo Ergooyinkeeda Dibadda ayaa waxaa furay Xoghayaha Joogtada, Mudane Xamsa Aadan Xaadow.
๐Ÿ”—โžกt.me/MfaSomalia/2384
#Soomaaliya
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@mfasomalia) 's Twitter Profile Photo

Wasiirka Arrimaha Dibadda, Axmed Fiqi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay koorsooyin lagu baranayo afafka Ingiriiska, Sawaaxiliga & Amxaariga oo uu soo agaasimay Machadka Diblomaasiyadda, ayna ka faaidaysan doonaan 70 shaqaale. ๐Ÿ”—โžกt.me/MfaSomalia/2419 #Soomaaliya #Muqdisho

Wasiirka Arrimaha Dibadda, Axmed Fiqi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay koorsooyin lagu baranayo afafka Ingiriiska, Sawaaxiliga &amp; Amxaariga oo uu soo agaasimay Machadka Diblomaasiyadda, ayna ka faaidaysan doonaan 70 shaqaale.
๐Ÿ”—โžกt.me/MfaSomalia/2419
#Soomaaliya #Muqdisho
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@mfasomalia) 's Twitter Profile Photo

Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kula dardaarmay xafiiskiisa Wasaaradda ee #Muqdisho 12 safiirro magacaaban iyo labo qunsul guud kadib markii Golaha Wasiirradu isku raaceen magacaabiddooda 6 August. ๐Ÿ”—โžกt.me/MfaSomalia/2447 #Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kula dardaarmay xafiiskiisa Wasaaradda ee #Muqdisho 12 safiirro magacaaban iyo labo qunsul guud kadib markii Golaha Wasiirradu isku raaceen magacaabiddooda 6 August.
๐Ÿ”—โžกt.me/MfaSomalia/2447
#Soomaaliya
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@mfasomalia) 's Twitter Profile Photo

Kadib ATMIS, Janaayo, 2025 Howlgalka #AUSSOM wuxuu ku dhisnaan doonaa rabitaanka dalka martida loo yahay. sida ku cad go'aannada Midowga Afrika iyo Golaha ammaanka ee Q.M, dalka martida loo yahay ayaa leh go'aanka xulashada xubnaha: Wasiirka Arrimaha Dibadda #Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@mfasomalia) 's Twitter Profile Photo

Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xog-waran ka siiyay Agaasimayaasha waaxyaha iyo lataliyeyaasha sare ee Wasaaradda wadahadalladii #Ankara ee dhexmaray #Soomaaliya iyo Itoobiya ee ay dhex-dhexaadinaysay Turkiga. ๐Ÿ”—โžกt.me/MfaSomalia/2480

Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xog-waran ka siiyay Agaasimayaasha waaxyaha iyo lataliyeyaasha sare ee Wasaaradda wadahadalladii #Ankara ee dhexmaray #Soomaaliya iyo Itoobiya ee ay dhex-dhexaadinaysay Turkiga.
๐Ÿ”—โžกt.me/MfaSomalia/2480
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@mfasomalia) 's Twitter Profile Photo

Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Fiqi, ayaa maanta shir-guddoomiyay wadatashi heer Wasiir oo lagaga hadlayay ajandayaasha qaran ee Dowladda Federaalka #Soomaaliya ay la hortagi doonto Madasha sagaalaad ee Iskaashiga Shiinaha & Afrika (#FOCAC). ๐Ÿ”—โžก t.me/MfaSomalia/2502

Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Fiqi, ayaa maanta shir-guddoomiyay wadatashi heer Wasiir oo lagaga hadlayay ajandayaasha qaran ee Dowladda Federaalka #Soomaaliya ay la hortagi doonto Madasha sagaalaad ee Iskaashiga Shiinaha &amp; Afrika (#FOCAC).
๐Ÿ”—โžก t.me/MfaSomalia/2502
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@mfasomalia) 's Twitter Profile Photo

๐ŸŽฅDanjire Axmed Macallin Fiqi, Wasiirka Arrimaha Dibadda, ayaa shir-guddoomiyay kulan heer Wasiir oo Xarunta Wasaaradda ee #Muqdisho ka dhacay, kaasi oo lagu dejiyay ajandayaasha ay dowladdu la hor-tagi doonto Shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha & Afrika (#FOCAC). #Soomaaliya

Ministry of Foreign Affairs ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@mofasomalia) 's Twitter Profile Photo

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Amb. Ahmed Moallim Fiqi Ahmed, held today a constructive and fruitful meeting with the #British Ambassador to #Somalia, H.E. Michael Stephen Nithavrianakis. ๐Ÿ”—โžกweb.mfa.gov.so/somali-fm-discโ€ฆ #Somali #Mogadishu #UK

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Amb. Ahmed Moallim Fiqi Ahmed,  held today a constructive and fruitful meeting with the #British Ambassador to #Somalia, H.E. Michael Stephen Nithavrianakis.
๐Ÿ”—โžกweb.mfa.gov.so/somali-fm-discโ€ฆ
#Somali #Mogadishu #UK
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@mfasomalia) 's Twitter Profile Photo

Danjire Axmed Macalin Fiqi, Wasiirka Arrimaha Dibadda, ayaa gaaray Qaahira si uu uga qaybgalo Shirka 162aad ee Golaha Jaamacadda Carabta Heer Wasiir, kaasi oo diiradda lagu saari doono Amniga, Xasiloonida, iyo Horumarka Dhaqaalaha Dalalka Carabta. #Soomaaliya #ArabLeague

Danjire Axmed Macalin Fiqi, Wasiirka Arrimaha Dibadda, ayaa gaaray Qaahira si uu uga qaybgalo Shirka 162aad ee Golaha Jaamacadda Carabta Heer Wasiir, kaasi oo diiradda lagu saari doono Amniga, Xasiloonida, iyo Horumarka Dhaqaalaha Dalalka Carabta.  
#Soomaaliya #ArabLeague