Amb Mohamed Ali Nur (Americo) (@ambamerico) 's Twitter Profile
Amb Mohamed Ali Nur (Americo)

@ambamerico

Writer, founder & exec dir of Yasmin Foundation. Presidential candidate of Somalia in 2017. Former Somali Ambasador to Kenya 2007-2015.

ID: 1165949142

linkhttp://yasminfoundation.com calendar_today10-02-2013 13:44:46

9,9K Tweet

204,204K Followers

7,7K Following

Ahmed Garmaqate (@ahmettgarma) 's Twitter Profile Photo

Habaynkaas waxaa nalagu sooray Aargoosato shiilan iyo mid lagu kariyay biyo (boiled). Dalku waa nimcaysan yahay haddii la fahmo.

Amb Mohamed Ali Nur (Americo) (@ambamerico) 's Twitter Profile Photo

Waxaa sharaf ii ahayd in maanta gurigayga ku casuumo Abikar Hussein Bashir Abikar Hussein Bashir, Madaxa barnaamijyada ee hay'adda Disability Aid Foundation iyo Saabiriin Hassan, madaxa macalimiinta ee Al Bashir School for the Blind ee #Muqdisho #Somalia Yasmin Foundation .

Waxaa sharaf ii ahayd in maanta gurigayga ku casuumo <a href="/abikarsalba/">Abikar Hussein Bashir</a> Abikar Hussein Bashir, Madaxa barnaamijyada ee hay'adda Disability Aid Foundation iyo Saabiriin Hassan, madaxa macalimiinta ee Al Bashir School for the Blind ee #Muqdisho #Somalia <a href="/YasminFoundati1/">Yasmin Foundation</a> .
Amb Mohamed Ali Nur (Americo) (@ambamerico) 's Twitter Profile Photo

Jimco wanaagsan, Alhamdullilah maanta roob ayaa noo da'ay Lido beach. JImicsiga waa muhiim, dhalinyarada waa inaan dhiirigelinaa oo dhexda ugu jirnaa. #Mogadishu #Somalia

Amb Mohamed Ali Nur (Americo) (@ambamerico) 's Twitter Profile Photo

Maanta waxaan ka qayb galay Ololaha Nadaafadda Xeebaha iyo Wacyigalinta Deegaanka ee todobaadkii 155aad. Waa in aan gacan ka geysannaa ilaalinta baddeenna & deegaankeenna. Waxaan u mahadcelinaynaa Abdisatar Arabow & walaalaha jimco walba nadaafiya xeebta Liido #Somalia

Maanta waxaan ka qayb galay Ololaha Nadaafadda Xeebaha iyo Wacyigalinta Deegaanka ee todobaadkii 155aad. Waa in aan gacan ka geysannaa ilaalinta baddeenna &amp; deegaankeenna. Waxaan u mahadcelinaynaa <a href="/AbdisatarArabow/">Abdisatar Arabow</a> &amp; walaalaha jimco walba nadaafiya xeebta Liido #Somalia
Amb Mohamed Ali Nur (Americo) (@ambamerico) 's Twitter Profile Photo

Waxaan ka qeyb galay barnaamij wacyi galin ah oo bulshada looga digayo jarista dhirta madaama dhirtu muhiim u tahay nolasha dadka iyo degaanka, laguna wacyi gelinaayay in geedo la abuuro. Aqiil Arts ayaa sameeyay sawir gacmeed toos(live) ah oo degaanka looga hadlaayay #Mogadishu

Abdulkadir “Afi” (@abdulkadirafi) 's Twitter Profile Photo

Today, I spoke at a webinar launching a research study on National Society Development in fragile, complex, and protracted conflict and violence-affected contexts. The study was conducted in six National Red Cross and Red Crescent Societies: Afghanistan, Honduras, Mali, Somalia,

Today, I spoke at a webinar launching a research study on National Society Development in fragile, complex, and protracted conflict and violence-affected contexts. The study was conducted in six National Red Cross and Red Crescent Societies: Afghanistan, Honduras, Mali, Somalia,
Amb Mohamed Ali Nur (Americo) (@ambamerico) 's Twitter Profile Photo

Anagoo lugaynayno Cadale ayaan aragnay caruur quraan ku baranaayo dugsi quraan, soo xasuustay markaan yaraa oo aan quraanka ka baran jiray dugsigii macallin Abukar(AUN) ku yaalay Howl-Wadaag oo aan looxa dhaqi jirnay, qaddana ku riiqan jirnay banaanka dugsiga #Somalia

Kassim Gabowduale (@gabowduale) 's Twitter Profile Photo

This tree has a history. It takes decades for an acacia tree to mature and it’s widely cut in the Somali peninsula. Dhirta yaan la jarin

This tree has a history. It takes decades for an acacia tree to mature and it’s widely cut in the Somali peninsula. Dhirta yaan la jarin
Yabarow Media (@ceelbashaqle) 's Twitter Profile Photo

These breathtaking scenes beautifully capture the essence of our rich heritage and stunning landscapes. Thank you, @Ambamerico, for your unwavering commitment to showcasing the very best of our country to the world.