Amb Mohamed Ali Nur (Americo)
@ambamerico
Writer, founder & exec dir of Yasmin Foundation. Presidential candidate of Somalia in 2017. Former Somali Ambasador to Kenya 2007-2015.
ID: 1165949142
http://yasminfoundation.com 10-02-2013 13:44:46
9,9K Tweet
204,204K Takipçi
7,7K Takip Edilen
Waxaa sharaf ii ahayd in maanta gurigayga ku casuumo Abikar Hussein Bashir Abikar Hussein Bashir, Madaxa barnaamijyada ee hay'adda Disability Aid Foundation iyo Saabiriin Hassan, madaxa macalimiinta ee Al Bashir School for the Blind ee #Muqdisho #Somalia Yasmin Foundation .
Maanta waxaan ka qayb galay Ololaha Nadaafadda Xeebaha iyo Wacyigalinta Deegaanka ee todobaadkii 155aad. Waa in aan gacan ka geysannaa ilaalinta baddeenna & deegaankeenna. Waxaan u mahadcelinaynaa Abdisatar Arabow & walaalaha jimco walba nadaafiya xeebta Liido #Somalia