Mukhtar Alaska (@mukhtaralaska) 's Twitter Profile
Mukhtar Alaska

@mukhtaralaska

Businessman

ID: 986713030606995457

calendar_today18-04-2018 21:08:13

9,9K Tweet

17,17K Takipçi

299 Takip Edilen

Mukhtar Alaska (@mukhtaralaska) 's Twitter Profile Photo

Madaxweyne HSM oo qaadwale isu bedelay iyo shacabka jaadka ka ganacsada muqdisho gaar ahaa hooyooyinka qaadka iibiya ayaa mudaharaad balaadhan sameeyay. wadan ninkii hogaaminayay uu qaadwale yahay waa musiibo qaran.

Mukhtar Alaska (@mukhtaralaska) 's Twitter Profile Photo

Wiil soomaali ah oo laba maalmood oo isku xigay, maalina dadka qabyaalada ka waaninaya maalintii xigtayna qabiilkiisa OG difaacaya. soomaalida maanta ayuu muuqaalkani ka turjumayaa. 😂 👇🏽

Mukhtar Alaska (@mukhtaralaska) 's Twitter Profile Photo

Maxamed abiib maalintii 9aad ayuu u afduuban yahay reerka Layidhaahdo Sacad muuse habar awal. Xildhibaan Maxamed abiib tol la’aan ayaa haysa, reerka Gadabiirsi ee Maxamed abiib ka dhashay waxay ku jiraan gumaysi xun 33 sano waxaana gumaysta reer yar oo la siman waana nasiib daro.

Mursal M Khaliif (@mpmursalkhaliif) 's Twitter Profile Photo

Waan taageerayaa 💯 Waqtigii ay ku habbooneyd ayaa la aas’aasay Kutlada Xildhibaannada ee Samatabixinta Qaranka. Guul & Gobannimo!

Mukhtar Alaska (@mukhtaralaska) 's Twitter Profile Photo

Faysal Cali Waraabe (Faysal faaruq) ayaa xaflad arday loo qabtay ka dhex baroortay, markii baroortii ka dhamaatayna habaar ayuu ku miisay umada soomaaliyeed, halka uu Ethiopian-kana amaan kala dul dhacay. 😂😂 👇🏽

Mukhtar Alaska (@mukhtaralaska) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha koonfur galbeed Somalia, Cabdicasiis Laftagareen caawa badheedhihiisa ayuu cadaystay, nin rag ahna waa kii warkiisa cadeeya. reer koonfur galbeed meel adag ayay ka taagan tahay sanadkan. 👇🏽

Mukhtar Alaska (@mukhtaralaska) 's Twitter Profile Photo

Xasuustii sanadkii hore bishii August 25 2023, maalintii ciidamadii maleeshiyaadka SL hubka dhigista lagu sameeyay islamarkaana intii kasoo hadhay ciidamadii SL Maxaabiista laga dhigay. Jabkii ku dhacay maleeshiyaadkii SL August 25 waxay sababtay inay Oromo isu dhiibaan.

Dad badan oo soomaaliyeed ayaan mudo dheer ka maqlayay Faysal Roble inuu yahay jaajuus wejiyo badan Laakiin maanta ayaan xaqiiqsaday inuu yahay Jaajuus wayn oo khatar ku ah jiritaanka Somalia.

Yassin (@yasssomali) 's Twitter Profile Photo

Dalka #Xamar baa laga kala jarayaa! -Maamulka SSC-Khaatumo State House gaar ahaan team #Firdhiye yaanay waqti ku lumin dowlada XSM hogaamiyo. Waxaa looga fadhiyaa dhammaystirka & daadejinta maamulka min heer gobol ilaa tuulo. Waxa ugu weyn ee SSCK haysataa waa dad isku duuban & taageeri 💯

Dalka #Xamar baa laga kala jarayaa!

-Maamulka <a href="/SSCKhaatumo/">SSC-Khaatumo State House</a> gaar ahaan team #Firdhiye yaanay waqti ku lumin dowlada XSM hogaamiyo. Waxaa looga fadhiyaa dhammaystirka &amp; daadejinta maamulka min heer gobol ilaa tuulo. 
Waxa ugu weyn ee SSCK haysataa waa dad isku duuban &amp; taageeri 💯
Mukhtar Alaska (@mukhtaralaska) 's Twitter Profile Photo

Soomaali maanta way is baratay, mardambe na reero gaar ah loo daba fadhiisan maayo, yaa wadanka jecel iyo yaa wadankan ka xamaasha. Waxaan tolkay iyo reer SSC ugu baaqayaa maanta laga bilaabo inaad iska ilowdaan wax layidhaahdo Somalia. Danta SSC aynu ka shaqayno, IA.