Abdirahman Mohamed Ibrahim (@cabdiraxmanmid) 's Twitter Profile
Abdirahman Mohamed Ibrahim

@cabdiraxmanmid

Customs Adminstration Specialist | Trade Facilitation & Revenue Mobilization Analyst | Guest Lecturer at Abaarso Tech University, School of Postgraduate Studies

ID: 3134532827

linkhttps://www.facebook.com/AbdirahmanMID?mibextid=ZbWKwL calendar_today04-04-2015 17:40:19

9,9K Tweet

4,4K Followers

2,2K Following

Abdirahman Mohamed Ibrahim (@cabdiraxmanmid) 's Twitter Profile Photo

Ma garaneysaa sababta uu Xasan Sheekh Maxamuud maalinkii dhaweyd u lahaa, “Ethiopia way diiday inay madaxbanaanidayada (sovereignty) aqoonsato!” Si aad u ogaato sababta, linkigan hoose 👇👇 guji oo ka akhri bandhige.com/maqaallo/maxay… bandhige.com/maqaallo/maxay…

Abdirahman Mohamed Ibrahim (@cabdiraxmanmid) 's Twitter Profile Photo

"Huunnooy waa beled kalgacal Magaalo bildhaab qurxoon Bu'idii weeyaan cilmiga Huunnooy qof habeen beryaa Bogaba kama saarayee Bilaad inay tahay dalxiis Alloow Borama ku gee Allow Borama Allow Alloow badhaadhiyo nimcada Alloow biid uga dhigoo Burjiga weligaa u haay" #Rays_Hotel

Abdirahman Mohamed Ibrahim (@cabdiraxmanmid) 's Twitter Profile Photo

Mar hadii #Puntland, #Jubaland & #Koonfur_Galbeed ka soo horjeesteen imaanshaha #ciidanka_Masar ee Somaliya, la jirna ay u muujiyeen #ciidanka_Ethiopia, soow kama dhigna haduu Hassan Sheikh Mohamud ku adkeysto qorshihiisa, in ciidanka Masar kaliya #Galmudug & #Hir_Shabeele aadi doonaan

Abdirahman Mohamed Ibrahim (@cabdiraxmanmid) 's Twitter Profile Photo

《》Hoygii aqoonyahankiyo Borama iyo Awdal 《》Soomaalidu halkay ku aflaxdee aadka ugu faanto 《》Isirkaad ka soo jeedo waa la ixitiraamaaye Waxaan hambalyo kal iyo laab ah la wadaagayaa, farxadana la qeybsanayaa dufcada 23aad ee maanta ka qalinjabisay Amoud University

Abdirahman Mohamed Ibrahim (@cabdiraxmanmid) 's Twitter Profile Photo

Maashaa Allah. #Mukhtar_Elmi_Ali, Sincere congrats on earning your master's degree in accounting and finance. Your competence and brilliance led to you another milestone.

Waxaan ka baqayaa in #Dawlada_Xamar ku soo ururto #Kaaraan, #Boondheere, #War_dhiigley & #Shabeelad_dhexe Dabadeedna #isbaaradii & #mooryaantii soo laabtaan. Halkuu ku dambeeyey halku-dhigii ahaa, "Somali heshiis ah. Dunida la heshiis ah" "Allahayoow maxaa wax isku muuqmuuqda!"

Waxaan ka baqayaa in #Dawlada_Xamar ku soo ururto #Kaaraan, #Boondheere, #War_dhiigley & #Shabeelad_dhexe Dabadeedna #isbaaradii & #mooryaantii soo laabtaan.

Halkuu ku dambeeyey halku-dhigii ahaa, "Somali heshiis ah. Dunida la heshiis ah"

"Allahayoow maxaa wax isku muuqmuuqda!"
Abdirahman Mohamed Ibrahim (@cabdiraxmanmid) 's Twitter Profile Photo

Xalay Hassan Sheikh Mohamud intuu beeshiisii shiriyey buu ku yidhi waxad u hanjabtaan xildhibaanada #Koonfur_Galbeed ee baarlamanka dalka Somaliya. Halka Telefishanka ugu weyn Sucudiga, العربية uu falanqeynayey doorka #Dekadda_Berberee dalka #Somaliland ku leedahay ganacsiga aduunka

Mariam Robly | مريم روبلى (@mariamrobly) 's Twitter Profile Photo

Hassan Sheikh 🇪🇹🇸🇴 Before the #MOU : Ethiopia is a friend, fighting alongside us against terrorism and sacrificing their children for our cause. After #MOU : Ethiopia has become an eternal enemy that we must fight against. Ethiopia's shift from "friend fighting terrorism" to

Mohamoud Hashi (@mohamudhabdi) 's Twitter Profile Photo

I strongly condemn the illegal arrest of Mohamed Abib Yusuf, a sitting MP, who was unlawfully detained by the security forces. This UNCONSTITUTIONAL act serves no good to those thinking they can incite people and cause trouble to remain in office. I call his immediate release.

Amhara News Service (@amhara_news) 's Twitter Profile Photo

Tadjoura 🇩🇯 port offered by Djibouti government is extremely close to Amhara Region. Abiy Amhed most likely wouldn’t accept this offer since he wants to benefit Oromia Region only. Abiy Amhed also wants military base which Djibouti 🇩🇯 has not agreed to.

Tadjoura 🇩🇯 port offered by Djibouti government is extremely close to Amhara Region.  Abiy Amhed most likely wouldn’t accept this offer since he wants to benefit Oromia Region only. Abiy Amhed also wants military base which Djibouti 🇩🇯 has not agreed to.
Abdirahman Mohamed Ibrahim (@cabdiraxmanmid) 's Twitter Profile Photo

Masar danteeday wadataa, waxaanay raadineysaa cidii u noqon laheyd xaabo dagaal oo biyaha Nile dagaalkiisa u gasha Waa iska dibigii, odey caligii reer Kaaraan, ee sacaha loo keensan jiray si uu ugu boodo, een la arag cid Odey Cali ku tidhaa, "dibigaagii neefkan buu dhalaye hoo!"

Abdirahman Mohamed Ibrahim (@cabdiraxmanmid) 's Twitter Profile Photo

Axmed wuu ku mahadsanyahay dadka far soomaalida wax ku qora u sheegay inay reer laascaanood yihiin reer Somaliland. Isaguna koley waa muwaadin dalkiisa cadho kaga maqan. Markaa koley dhawaan wuu soo laaban doonaa. Xadhiga Xildhibaan Maxamed Abiib waa khalad, waana sharci daro.

Abdirahman Mohamed Ibrahim (@cabdiraxmanmid) 's Twitter Profile Photo

Intaan dibida qindiga la saarin, dabadeedna la meerarin, soow horta awel, hadba beerta inta qoodi ee laga qodayo lama harameyn jirin. Waa maxay qindigan geed xunkii oo dhan la dhexmarinayo. Sidani dalag beerasho maahee, waa tamar iyo awood iyo weliba wakhti khasaarin.

Abdirahman Mohamed Ibrahim (@cabdiraxmanmid) 's Twitter Profile Photo

Halkani waa #Jigjiga. Waxa lagu xusayaa maalinka #ciidanka #Ethiopia. #Xaruntii taliska ciidanka Bariga Ethiopia ee saldhigeedu #Herer ahaana waxa loo soo raray #Godey.

Alle ha u naxariisto Xasan Cumar Muruud oo maanta ku geeriyooday magaalada Jigjiga AHUN Xasan wuxu ka mid ahaa saraakiisha ATMIS ee dalka Ethiopia ka socda, kuwaasoo sugan Dalka Somaliya, wuxuna ka soo jeeday Degmada Dambal ee Gobalka Shiniile, Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia

Alle ha u naxariisto Xasan Cumar Muruud oo maanta ku geeriyooday magaalada Jigjiga

AHUN Xasan wuxu ka mid ahaa saraakiisha ATMIS ee dalka Ethiopia ka socda, kuwaasoo sugan Dalka Somaliya, wuxuna ka soo jeeday Degmada Dambal ee Gobalka Shiniile, Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia