Hassan Ali Khaire (@hassanakhaire) 's Twitter Profile
Hassan Ali Khaire

@hassanakhaire

Nineteenth Prime minister of Somalia, His Excellency Hassan Ali Khaire

ID: 1039425340509245441

linkhttp://www.khaire.so/ calendar_today11-09-2018 08:08:07

693 Tweet

473,473K Followers

1 Following

Hassan Ali Khaire (@hassanakhaire) 's Twitter Profile Photo

Waxaan u mahadcelinayaa jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobalka Minnesota, oo maanta xaflad soo dhoweyn ah iigu sameysay magaalada Bloomington, si maxabbo iyo kalgaceyl lehna ii martisooray maalmahan aan joogo Mareykanka. Waxaan Soomaalida Minnesota ku bogaadinaya sida ay uga dhex

Waxaan u mahadcelinayaa jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobalka Minnesota, oo maanta xaflad soo dhoweyn ah iigu sameysay magaalada Bloomington, si maxabbo iyo kalgaceyl lehna ii martisooray maalmahan aan joogo Mareykanka.

Waxaan Soomaalida Minnesota ku bogaadinaya sida ay uga dhex
Hassan Ali Khaire (@hassanakhaire) 's Twitter Profile Photo

Si aan uga baxno xaaladda murugsan ee aan ku jirno, waa in aan ka gudubnaa dhaqan-siyaasadeedka gaamuray ee naafeeyay horumarka dalkeenna, tayeynaa hay’adaheenna dowliga ah, uguna damqannaa sida aan ugu damqanno ganacsiyadeenna, una xulannaa dadka ugu kartida, aqoonta, hufnaanta,

Hassan Ali Khaire (@hassanakhaire) 's Twitter Profile Photo

Waxaan guud ahaan qaranka Soomaaliyeed, gaar ahaanna qoyskiisa uga tacsiyeynayaa geerida naxdinta leh ee ku timid Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Dr. Maxamed Cali Xaamud, oo ku geeriyooday magaaladda Melbourne ee dalka Australia. Dr. Xaamud oo ahaa rugcaddaa

Waxaan guud ahaan qaranka Soomaaliyeed, gaar ahaanna qoyskiisa uga tacsiyeynayaa geerida naxdinta leh ee ku timid Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Dr. Maxamed Cali Xaamud, oo ku geeriyooday magaaladda Melbourne ee dalka Australia.

Dr. Xaamud oo ahaa rugcaddaa
Hassan Ali Khaire (@hassanakhaire) 's Twitter Profile Photo

Waxaan u mahadcelinayaa jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobalka Ohio oo si milgo iyo maxabbo leh iigu soo dhoweeyay magaalada Columbus. Waxaan reer Ohio ku bogaadinayaa sida ay qalbiyadoodu ugu xiran yihiin dalkeenna hooyo ee ay xogogaal ugu yihiin xaaladda dalka, faham iyo aragti

Waxaan u mahadcelinayaa jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobalka Ohio oo si milgo iyo maxabbo leh iigu soo dhoweeyay magaalada Columbus. 

Waxaan reer Ohio ku bogaadinayaa sida ay qalbiyadoodu ugu xiran yihiin dalkeenna hooyo ee ay xogogaal ugu yihiin xaaladda dalka, faham iyo aragti
Hassan Ali Khaire (@hassanakhaire) 's Twitter Profile Photo

Waxaan guud ahaan qaranka Soomaaliyeed, gaar ahaana qoyskiisa, qaraabadiisa, xertiisa, iyo culimada Soomaaliyeed uga tacsiyeynayaa geerida naxdinta leh ee ku timid Alle ha u naxariistee caalimkeennii weynaa, Sheekh Cismaan Sheekh Cumar Sheekh Daa’uud (Sheekh Cismaan Xiddig) oo

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Ciidanka Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Jubbaland oo guul taariikhi ah ka soo hooyay dagaal ay maanta khawaarijta kula galeen deegaannada Buulo Xaaji, Miido, Baar Sanguuni, iyo Horboole ee Gobolka Jubbada Hoose. Si gaar ah, waxaan

Hassan Ali Khaire (@hassanakhaire) 's Twitter Profile Photo

I strongly condemn the unlawful arrest of renowned journalist AliNur Salaad. This action represents a blatant attempt to suppress the independent press, silence the truth, ignore facts, and stifle public sentiment. Freedom of speech is a constitutional right, and the media plays

I strongly condemn the unlawful arrest of renowned journalist <a href="/AlinurSalaad/">AliNur Salaad</a>. This action represents a blatant attempt to suppress the independent press, silence the truth, ignore facts, and stifle public sentiment.

Freedom of speech is a constitutional right, and the media plays
Hassan Ali Khaire (@hassanakhaire) 's Twitter Profile Photo

Waxaan qoyskiisa, qaraabadiisa, bahda saxaafadda, iyo guud ahaan qaranka Soomaaliyeed uga tacsiyeynayaa geerida naxdinta leh ee haleeshay kabtan Axmed Cilmi Guure, duuliyihii hore ee Somali Airlines, in muddo ahna la-taliye sare ka ahaa Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada

Waxaan si kal iyo laab ah shacabka iyo dowladda Puntland ugu hambalyeynayaa sanadguurada 26aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Dowladda Puntland. Muddadaas 26ka sano ah Puntland waxa ay tusaale nool oo ku-dayasho mudan inoogu tahay wadajirka, isku-tashiga, wadatashiga,

Waxaan si kal iyo laab ah shacabka iyo dowladda Puntland ugu hambalyeynayaa sanadguurada 26aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Dowladda Puntland. 

Muddadaas 26ka sano ah Puntland waxa ay tusaale nool oo ku-dayasho mudan inoogu tahay wadajirka, isku-tashiga, wadatashiga,
Hassan Ali Khaire (@hassanakhaire) 's Twitter Profile Photo

Waxaan ka xumahay oo aan cambaareynayaa qaraxyada ay argagaxisadu caawa ku weerareen shacabkii ku fiidsanayay xeebta Liido. Waxaan Alle ka baryaynaa in uu naxariistiisa janno ka waraabiyo shacabkii ku shahiiday weerarkan, caafimaadna siiyo dadka ku dhaawacmay. Waxaan tacsi

Waxaan ka xumahay oo aan cambaareynayaa qaraxyada ay argagaxisadu caawa ku weerareen shacabkii ku fiidsanayay xeebta Liido.

Waxaan Alle ka baryaynaa in uu naxariistiisa janno ka waraabiyo shacabkii ku shahiiday weerarkan, caafimaadna siiyo dadka ku dhaawacmay. Waxaan tacsi
Hassan Ali Khaire (@hassanakhaire) 's Twitter Profile Photo

Dhallinyaradu waa kuwii shacabka Soomaaliyeed ka korqaaday heeryadii gumeysiga ee dalka u horseeday xurriyadda iyo midnimada, lafdhabarna u ahaa hayaanka dowladnimada, waligoodna u taagnaa dhismaha iyo horumarka dalka, maantana ku sugan furimaha dagaalka si ay u ciribtiraan

Hassan Ali Khaire (@hassanakhaire) 's Twitter Profile Photo

The youth have historically been the driving force behind Somalia's journey to independence. They have consistently served as the backbone of state-building, steadfast in their commitment to the country's construction and development. Today, they continue to stand at the

Hassan Ali Khaire (@hassanakhaire) 's Twitter Profile Photo

Waxaan si kal iyo laab ah shacabka iyo maamulka Galmudug ugu hambalyeynayaa sanad-guurada 18aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Dowladda Galmudug. Waxaan ku faraxsanahay in aan waqti iyo dadaal badan galiyay midnimada, dib-u-heshiisiinta, iyo hirgelinta Galmudug loo dhan yahay.

Waxaan si kal iyo laab ah shacabka iyo maamulka Galmudug ugu hambalyeynayaa sanad-guurada 18aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Dowladda Galmudug. 

Waxaan ku faraxsanahay in aan waqti iyo dadaal badan galiyay midnimada, dib-u-heshiisiinta, iyo hirgelinta Galmudug loo dhan yahay.
Hassan Ali Khaire (@hassanakhaire) 's Twitter Profile Photo

I express my deep regret and strong condemnation of the unwarranted assault by government forces today on young bajaj operators who were peacefully protesting recent fee increases. These young operators are law-abiding citizens and taxpayers with a constitutional right to

I express my deep regret and strong condemnation of the unwarranted assault by government forces today on young bajaj operators who were peacefully protesting recent fee increases.

These young operators are law-abiding citizens and taxpayers with a constitutional right to
Hassan Ali Khaire (@hassanakhaire) 's Twitter Profile Photo

Dalkeennu wuxuu wajahayaa duullaan shisheeye oo ay ku soo qaadday Itoobiya, waxaana uga gudbi karnaa dhiifooni, isku-duubni, iyo midnimo, iyo in aan ka foggaanno wax waliba oo dhaawici kara wadajirka bulshadeenna. Koonfur Galbeed iyo deegaannada kale ee Soomaaliyeed ee ay maanta

Hassan Ali Khaire (@hassanakhaire) 's Twitter Profile Photo

Waxaan nafteyda, qoyskiisa, qaraabadiisa, beesha Murusade, iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeynayaa geerida naxdinta leh ee haleeshay ugaaskii beesha Murusade, Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracadde oo maanta ku geeriyooday magaalada Maka ee dalka Sacuudiga.

Waxaan guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, shacab, dhaqan, dowladba, uga mahadcelinaynaa sida gobannimada, walaalnimada, Soomaalinnimada, iyo deeqsinnimada leh ee ay noogala qeybqaateen tacsida iyo ducada ugaaskeennii, Alle ha naxariistee Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas