Hussein Sabrie (@husseinsabrie) 's Twitter Profile
Hussein Sabrie

@husseinsabrie

Nomad. Techie. Lecturer. CCO at @SomaliREN. Freelance Storyteller at @BBCSomali. Somali human interest stories fanatic.

ID: 258761250

linkhttps://husseinsabrie.blogspot.com calendar_today28-02-2011 12:48:47

5,5K Tweet

79,79K Followers

941 Following

Hussein Sabrie (@husseinsabrie) 's Twitter Profile Photo

Raysulwasaare Xamza wuxuu u muuqdaa shakhsi dun iyo dadnimo fiican oo loo dhiibay xil iyo masuuliyad uusan qaadi karin, laakiin sidiisa kale ayaa kheyr uga buuxaa.

Dowladda cibro ayaa ugu jirta wixii maanta ku dhacay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka. Waxaana la gudboon in ay wax ka barato oo ay dhaqankeeda wax ka beddesho, dadkeedana ku kasbato daahfurnaan, isla-xisaabtan, iyo in ay si hufan ugu adeegto, dibna wax ugu celiso shacabkeeda.

“Wasaaradda Waxbarashadu waxay xayisiisay 3,000 oo boos oo macallinimo ah, waxaana shaqadaas soo codsaday 26,000 oo dhallinyaro ah. Marka waddankaan miyaa shiid ka jiraa? Maya kama jiro.” Wasiirudowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Marwo Nuuro Mustaf Mukhtaar

“Wasaaradda Waxbarashadu waxay xayisiisay 3,000 oo boos oo macallinimo ah, waxaana shaqadaas soo codsaday 26,000 oo dhallinyaro ah. Marka waddankaan miyaa shiid ka jiraa? Maya kama jiro.”

Wasiirudowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Marwo Nuuro Mustaf Mukhtaar
Hussein Sabrie (@husseinsabrie) 's Twitter Profile Photo

Isgoyska KM4 wuxuu shalay u xirnaa bajaajleyda (A), maantana wuxuu u xiran yahay (B). Waxay ka cabanayaan lacago dheeri ah oo ay dowladdu ku soo rogtay. Waa kooxda kaliya ee abaabulan ee Muqdisho ka dhigta bannaanbax nabdoon. Waxaan rajaynayaa in ay dowladdu xalliso cabashadooda.

Hussein Sabrie (@husseinsabrie) 's Twitter Profile Photo

12 sano ka hor waxaa KM4 dhiiqada ka gurayay Madaxweyne Sheekh iyo Guddoomiye Madaale. Xasan Sheekh maalinkaas ka dib 2 jeer ayuu Madaxweyne noqday, Madaalena 2 jeer ayuu noqday Duqa Muqdisho. Welina dhiiqadii waa halkeedii.

Hussein Sabrie (@husseinsabrie) 's Twitter Profile Photo

In ka badan 800,000 oo barakacayaal ah oo ku nool Muqdisho waxay adeeg caafimaad oo free ah ka heli jireen isbitaallada dowladda sida isbitaalka Banaadir iyo Martiini. Dowladdu ayaa lacag ka dhigtay isbitaalladan. Tolow halkee ayay danyartaasi ka heli doonaan daryeel caafimaad?!

Congratulations, Sally Wentworth (Sally Wentworth), on your appointment as the new President and CEO of the Internet Society. I am eager to see how your leadership will advance the mission of #InternetForEveryone and further strengthen the Society's engagement with communities

Al Jazeera English (@ajenglish) 's Twitter Profile Photo

UN experts warn of the 'extermination' of Gaza’s population if Israel doesn't stop its relentless attacks on Palestinians in the besieged enclave. 🔴 Follow our LIVE coverage: aje.io/jbkdwb

UN experts warn of the 'extermination' of Gaza’s population if Israel doesn't stop its relentless attacks on Palestinians in the besieged enclave.

🔴 Follow our LIVE coverage: aje.io/jbkdwb
Hussein Sabrie (@husseinsabrie) 's Twitter Profile Photo

War ayaa meel lagu arkaa. Inta la soo dafo ayaa copy and paste la soo dhahaa, mana la xusaayo meesha laga keenay iyo warbaahintii juhdiga iyo waqigu warkaan ka galeen. Twitter Bio-gana waxaa lagu qoranaa “the most trusted source.…” GAROWE ONLINE sida isu dhaama, magaciin jiryee.

War ayaa meel lagu arkaa. Inta la soo dafo ayaa copy and paste la soo dhahaa, mana la xusaayo meesha laga keenay iyo warbaahintii juhdiga iyo waqigu warkaan ka galeen. Twitter Bio-gana waxaa lagu qoranaa “the most trusted source.…” <a href="/GaroweOnline/">GAROWE ONLINE</a> sida isu dhaama, magaciin jiryee.
RAAS Agribusiness Solution (@raasagribsuines) 's Twitter Profile Photo

Proud to announce that today, our company RAAS Agribusiness Solution presented a pitch at the IGNITE Food Systems Challenge. We’re committed to driving innovative solutions that transform food systems and create sustainable, resilient agricultural practices. Excited for the journey ahead.

Proud to announce that today, our company <a href="/RAASAgribsuines/">RAAS Agribusiness Solution</a> presented a pitch at the IGNITE Food Systems Challenge. We’re committed to driving innovative solutions that transform food systems and create sustainable, resilient agricultural practices. Excited for the journey ahead.
Abdirahman Sabrie (@abdirahmnsabrie) 's Twitter Profile Photo

Alhamdulillah! We secured 2nd place in the #IgnitefoodSystem challenge hosted by WFP Somalia and won $40,000 to advance our agricultural projects. It’s an honor to stand out among 163 projects. Agriculture is now a serious business everyone is turning to. All praise to Allah!

Alhamdulillah! We secured 2nd place in the #IgnitefoodSystem challenge hosted by <a href="/WFPSomalia/">WFP Somalia</a>  and won $40,000 to advance our agricultural projects. It’s an honor to stand out among 163 projects. Agriculture is now a serious business everyone is turning to. All praise to Allah!
RAAS Agribusiness Solution (@raasagribsuines) 's Twitter Profile Photo

Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinayaa aqoonyahannadii shirkadda ee laf-dhabarta u ahaa guushii weynayd. Agaasimaha Shirkadda, Abdirahman Sabrie, Madaxa Fulinta, Ali Nasir, iyo Madaxa Deegaanka iyo Cimilada Abdishakur Daaha. Dadaalkiina & hoggaamintiina ayaa noo horseeday guushaan.

Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinayaa aqoonyahannadii shirkadda ee laf-dhabarta u ahaa guushii weynayd. Agaasimaha Shirkadda, Abdirahman Sabrie, Madaxa Fulinta, Ali Nasir, iyo Madaxa Deegaanka iyo Cimilada Abdishakur Daaha. Dadaalkiina &amp; hoggaamintiina ayaa noo horseeday guushaan.
Hussein Sabrie (@husseinsabrie) 's Twitter Profile Photo

Nolol iyo duruufo adag ayuu ku soo barbaaray. Dabeecad iyo shakhsiyad wanaagsan oo uu jecleystay qof kasta oo la dhaqmay ayuu Eebbe ugu deeqay. Waxa uu ku sifoobay oo uu astaan iyo tusaale lagu daydo u ahaa naxariista, dulqaadka, adkeysiga, nafhurka, tawaaduca, daacadnimada,