Jibril Qoobey (@jibrilqoobey) 's Twitter Profile
Jibril Qoobey

@jibrilqoobey

Jibril Qoobey

ID: 837586722166882305

linkhttp://Www.idilnews.com calendar_today03-03-2017 08:53:30

11,11K Tweet

8,8K Followers

1,1K Following

Jibril Qoobey (@jibrilqoobey) 's Twitter Profile Photo

Tirada rasmiga ah Ciidanka kasoo baxay Xerada Ilmo Diyaano ee kusoo biiray Ciidamadii hore ee PSF oo haatan lagu daray Ciidanka Badda,waa 214-Askari. Tirada Guud ee Ciidanka PSF,waxay ahaan jirtay 400-600 oo Askari. 85-Askari,waxaa lagu qiyaasay Askarta firxatay ee kala tagtay.

Tirada rasmiga ah Ciidanka kasoo baxay Xerada Ilmo Diyaano ee kusoo biiray Ciidamadii hore ee PSF oo haatan lagu daray Ciidanka Badda,waa 214-Askari.

Tirada Guud ee Ciidanka PSF,waxay ahaan jirtay 400-600 oo Askari.

85-Askari,waxaa lagu qiyaasay Askarta firxatay ee kala tagtay.
Jibril Qoobey (@jibrilqoobey) 's Twitter Profile Photo

Dareenka Dadku marka uu kaa hor yimaado,waad jabaysaa oo sidii Qadaafi,ayaa Dhulka lagugu jiidayaa. Haatan dareenka Shacabka PL 90%,waxa uu raacay Maamulka Deni waxa uuna ka hor yimid Ilmo Diyaano. Anigu,waxaan ka imid ahaa Dadkii diidanaa dagaalkii hore ee Bosaso oo Ilmo

Jibril Qoobey (@jibrilqoobey) 's Twitter Profile Photo

Waxay ku salaysnayd booqashada Wakiilka Midowga Yurub ee Somaliya ay ku timid Garowe..... 1.Kahortaga burcad badeeda iyo la dagaalanka argagaxisada. 2..Ilaalinta marin-biyoodka Bada Cas iyo ka hortaga kooxaha Xuutiyiinta in ay xirir la samaystaan Kooxaha xagjirka ah.

Jibril Qoobey (@jibrilqoobey) 's Twitter Profile Photo

Wakiilka Midowga Yurub ee Somaliya,ayaa iyaduna ukeentay MW Deni casuumada ku saabsan Shir BC iyo Madaxda Somalida ku dhexmaraya Xalane. Shalay,waxaa casuumada Shirkaas oo rasmi ah ukeenay MW Deni Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Swan. MW Deni,waa aqbalay ka

Wakiilka Midowga Yurub ee Somaliya,ayaa iyaduna ukeentay MW Deni casuumada ku saabsan Shir BC iyo Madaxda Somalida ku dhexmaraya Xalane.

Shalay,waxaa casuumada Shirkaas oo rasmi ah ukeenay MW Deni Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Swan.

MW Deni,waa aqbalay ka
Jibril Qoobey (@jibrilqoobey) 's Twitter Profile Photo

Todobaadka soo socda,waxaa imaanaya Puntland,Safiiradda France iyo Germany. Qodobada ugu waa weyn ee imaanshaha,Safiirada waxaa ka mid ah....... 1.Welwelka Xuutiyiinta Yeman in ay xirir la sameeyaan argagaxisada. 2.In ay Xarumo ku yeeshaan Buuraha iyo

Todobaadka soo socda,waxaa imaanaya Puntland,Safiiradda France iyo Germany.

Qodobada ugu waa weyn ee imaanshaha,Safiirada waxaa ka mid ah.......

1.Welwelka Xuutiyiinta Yeman in ay xirir la sameeyaan argagaxisada.

2.In ay Xarumo ku yeeshaan Buuraha iyo
Jibril Qoobey (@jibrilqoobey) 's Twitter Profile Photo

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Laba Qodob,waa ka daba tagay oo booqashadiisii Sanaag,way soo afjartay.... 1.Sanaag Macdan,ayay ka qodaysaa PL oo looga gol lahaa in Bulshada lagu jahwareeriyo. 2.Magaca Maakhir oo ah soo jireen Deegaankaas loo yaqaan,balse haatan si khaldan

Jibril Qoobey (@jibrilqoobey) 's Twitter Profile Photo

Sida loola dhaqmayo KG,waa yasmo iyo quursi qaawan. 1.Gudoomiyihii Baarlamaanka, waxaa loogu hanjabay isoo raac ama Cadowgaygaad tahay. 2 .MW KG,waxaa laga xirtay Hawadii iyo Caasimadii rasmiga ahayd ee Baraawe. 3.Xildhibaanadii Labada Gole ee Fadaraalka,waxaa loogu hanjabay

Sida loola dhaqmayo KG,waa yasmo iyo quursi qaawan.

1.Gudoomiyihii Baarlamaanka, waxaa loogu hanjabay isoo raac ama Cadowgaygaad tahay.

2 .MW KG,waxaa laga xirtay Hawadii iyo Caasimadii rasmiga ahayd ee Baraawe.

3.Xildhibaanadii Labada Gole ee Fadaraalka,waxaa loogu hanjabay
Jibril Qoobey (@jibrilqoobey) 's Twitter Profile Photo

Ninkan oo ah Xoghayaha Guud ee IGAD,sababta uu Xamar uyimid,waa Hal qorshe oo ah..... In uu ka helo Somalida Cod maadaama Doorasho jirto. Waxa uu ku gabanayo oo isku qarinayo,waa.... In uu dhexdhexaadinayo Abiy iyo Xasan. Markuu yimid Xamar,kadib,waa badalay qorshihiisii

Jibril Qoobey (@jibrilqoobey) 's Twitter Profile Photo

"Swan,ayaa bogaadiyay hindisaha Madaxweynaha Puntland Siciid Deni, oo uu weheliyo Madaxweynaha Galmudug Qoorqoor, ee lagu daah-furay Shirweynaha Nabadda ee Galkacyo, si wax looga qabto colaadaha u dhexeeya Beelaha wada dega Gobolka". Fariintaas,waa waxa ugu yar ee laga faa'iday

"Swan,ayaa bogaadiyay hindisaha Madaxweynaha Puntland Siciid Deni, oo uu weheliyo Madaxweynaha Galmudug Qoorqoor, ee lagu daah-furay Shirweynaha Nabadda ee Galkacyo, si wax looga qabto colaadaha u dhexeeya Beelaha wada dega Gobolka".

Fariintaas,waa waxa ugu yar ee laga faa'iday
Jibril Qoobey (@jibrilqoobey) 's Twitter Profile Photo

Waa xujo?? Jamaal Haku dhawaaqo xataa $1000 oo Dhahar uu ku taageerayo,intuu iska daayo Siminaarada Jasiira Hotel?? Sanduuq lagu taageerayo horumarinta Degmada Dhahar.... 1. Xildhibaannada Golaha Wakiillada: $6,600 2. Golaha Wasiirada: $5,700 3. Ciidanka Booliska: $3,000

Jibril Qoobey (@jibrilqoobey) 's Twitter Profile Photo

Waxaan ka hadlaynay,waa tan Prof.Samatar ka hadlayo. Wasiirka Arimaha Dibada Ninka noo ah ma'ahan Ninkii ay ubaahnayd Diblomaasiyada Somalida ee la rabo in la dhiso. Fiq habayaraatee wax uu ka yaqaan Diblomaasiyad iyo xog iyo taariikh uu ka hayo majirto,isla markaana umaba

Jibril Qoobey (@jibrilqoobey) 's Twitter Profile Photo

Sida aan xogta ku helay Diyaaradaha KG iyo Xamar isku xira ee la joojiyay,waxaa ku xayirmay Mayd la rabay in lagu Aaso Baydhabo. Saakay Maydkii Reer KG Xamar,ayaa isbaaro loogu dhigtay oo uu ku Xaniman yahay. Waa wax laga xumaado xaqiiqdii oo damiirku diidayo. JQ.

EU Delegation Somalia (@eu_in_somalia) 's Twitter Profile Photo

EU Ambassador Karin Johansson met with Puntland political parties, engaged in fruitful discussions on the democratization process and short, mid, and long-term priorities.

EU Ambassador Karin Johansson met with Puntland political parties, engaged in fruitful discussions on the democratization process and short, mid, and long-term priorities.
Jibril Qoobey (@jibrilqoobey) 's Twitter Profile Photo

"Reer Koonfur Galbeed,waa Garacyo aan Sinjigooda la aqoon oo Amxaaradu ku dhashay halkaas,markii Cabdullaahi Yuusuf soo geliyay Wadanka"Ayuu yiri Ninkii caanka ku ahaa Wasiirad Shidan iyo Farmaajo waa Mareexaan.. Waa gef cad iyo ilhaamo. Waa dagaal Beeleed abaabulan oo lagu soo

Jibril Qoobey (@jibrilqoobey) 's Twitter Profile Photo

Si la yaab leh,ayay Bulshada Xingalool Qaybaheeda kala duwan oo idil ugu soo baxday soo dhaweynta weftiga Dowlada Puntland ee uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka. Waa muuqaal muujinaya sida Bulshadu ugu qanacsan tahay Maamulkeeda ay yagleelatay 1998-dii. Hayga harto Sanaag