Madaxtooyada JSL (@madaxtooyadajsl) 's Twitter Profile
Madaxtooyada JSL

@madaxtooyadajsl

Follow for the latest information from the Presidency of the Republic of Somaliland.

ID: 934303758896566272

linkhttp://Madaxtooyadajsl.com calendar_today25-11-2017 06:12:29

980 Tweet

57,57K Followers

22 Following

Madaxtooyada JSL (@madaxtooyadajsl) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo soo dhaweyn Ballaadhan loogu sameeyey demgada Sheekh iyo deegaannada dhinaca Bari kaga teedsan Sheekh-12-08-2024()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku maraya qaar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo soo dhaweyn Ballaadhan loogu sameeyey demgada Sheekh iyo deegaannada dhinaca Bari kaga teedsan

Sheekh-12-08-2024()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku maraya qaar
Madaxtooyada JSL (@madaxtooyadajsl) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kormeerka, xadhig-ka-jaris iyo Dhagax-dhig ku sameeyey Mashaariic Muhiim ah oo isugu jira Waddooyin iyo dhismeyaal. Berbera-12-08-2024-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku jooga gobolka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kormeerka, xadhig-ka-jaris iyo Dhagax-dhig ku sameeyey Mashaariic Muhiim ah oo isugu jira Waddooyin iyo dhismeyaal.

Berbera-12-08-2024-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku jooga gobolka
Muse Bihi Abdi (@musebiihi) 's Twitter Profile Photo

Waxa aan u mahadnaqayaa bulshada degmada Sheekh ee sida sharafta iyo karaamada leh noosoo dhaweeyay maanta. Guul iyo Gobanimo. Somaliland Guul.

Waxa aan u mahadnaqayaa bulshada degmada Sheekh ee sida sharafta iyo karaamada leh noosoo dhaweeyay maanta. 

Guul iyo Gobanimo.
Somaliland Guul.
Madaxtooyada JSL (@madaxtooyadajsl) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii uu hoggaaminayey soo dhaweyn ballaadhan loogu sameeyey deegaannada Karasharka, Galooley iyo Qoyta. Burco-13-08-2024-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo maalmahanba

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii uu hoggaaminayey soo dhaweyn ballaadhan loogu sameeyey deegaannada Karasharka, Galooley iyo Qoyta.

Burco-13-08-2024-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo maalmahanba
Madaxtooyada JSL (@madaxtooyadajsl) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kulan Ballaadhan Xalay la qaatay Madaxda Dhaqanka ee Gobolka Togdheer. Burco: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa habeenimadii xalay kulan ballaadhan oo saacado qaatay oo lagaga wada hadlay arrimaha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kulan Ballaadhan Xalay la qaatay Madaxda Dhaqanka ee Gobolka Togdheer.

Burco: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa habeenimadii xalay kulan ballaadhan oo saacado qaatay oo lagaga wada hadlay arrimaha
Muse Bihi Abdi (@musebiihi) 's Twitter Profile Photo

Waxa aan u mahadcelinayaa guud ahaan Bulshada gobolka Daadmadheedh oo si sharaf iyo qiimo sare leh noogu soo dhaweeyay maanta magaalada Oodweyne ee xarunta gobolka Daadmadheedh iyo deegaanada ka tirsan. Mahadsanidin. Guul iyo Gobannimo.

Waxa aan u mahadcelinayaa guud ahaan Bulshada gobolka Daadmadheedh oo si sharaf iyo qiimo sare leh noogu soo dhaweeyay maanta magaalada Oodweyne ee xarunta gobolka Daadmadheedh iyo deegaanada ka tirsan.

Mahadsanidin.
Guul iyo Gobannimo.
Madaxtooyada JSL (@madaxtooyadajsl) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kormeeray Dugsiga Farsamada Gacanta ee Burco Burco-17-08-2024-() Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane, Muuse Biixi Cabdi iyo Weftigii uu hoggaaminaayey ayaa booqasho iyo indha indhayn ku soo maray Dugsiga Farsamada Gacanta ee

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo  Kormeeray Dugsiga Farsamada Gacanta ee Burco

Burco-17-08-2024-() Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane, Muuse Biixi Cabdi iyo Weftigii uu hoggaaminaayey ayaa booqasho iyo indha indhayn ku soo maray Dugsiga Farsamada Gacanta ee
Madaxtooyada JSL (@madaxtooyadajsl) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Waraaqaha Aqoonsiga Ka Gudoomay Safiirka Cusub Ee Dalka Itoobiya U Fadhiyi Doona Jamhuuriyadda Somaliland. Hargeysa-29-08-2024-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka gudoomay waraaqaha aqoonsiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Waraaqaha Aqoonsiga Ka Gudoomay Safiirka Cusub Ee Dalka Itoobiya U Fadhiyi Doona Jamhuuriyadda Somaliland.

Hargeysa-29-08-2024-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka gudoomay waraaqaha aqoonsiga
Madaxtooyada JSL (@madaxtooyadajsl) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muse Bihi Abdi ayaa xalay kulan muhiima oo saacado qaatay la yeeshay dhalinyarada, aqoonyahanka iyo haldoorka Gobolka Gabiley.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane <a href="/musebiihi/">Muse Bihi Abdi</a>  ayaa xalay kulan muhiima oo saacado qaatay la yeeshay dhalinyarada, aqoonyahanka iyo haldoorka Gobolka Gabiley.
Muse Bihi Abdi (@musebiihi) 's Twitter Profile Photo

I received the certificate of candidacy for the President of the Republic of Somaliland. Ready to serve the people in the upcoming presidential election scheduled for November 13, 2024. Together, we can build a brighter future and a recognised nation. #Somaliland

I received the certificate of candidacy for the President of the Republic of Somaliland. Ready to serve the people in the upcoming presidential election scheduled for November 13, 2024. Together, we can build a brighter future and a recognised nation. #Somaliland