Shafici Shirwa Gul (@shafici_gul) 's Twitter Profile
Shafici Shirwa Gul

@shafici_gul

Citizen, patriotic , Master of Political Science) International Relations and diplomacy degree,)- Midnimada somalia waa muqadas.(🙌🇸🇴❤️ Unity is future)

ID: 1445259497707032576

calendar_today05-10-2021 05:28:59

13,13K Tweet

6,6K Followers

1,1K Following

Shafici Shirwa Gul (@shafici_gul) 's Twitter Profile Photo

Itoobiya 2014 HSM ayaa keenay oo kuso daray hawl galka nabadd ilaalinta markii gabre uu talada Villa somalia gadaal ka taagnaa manta isla HSM ayaa leh war kale.

Shafici Shirwa Gul (@shafici_gul) 's Twitter Profile Photo

Waxan arkay H.E Said Abdullahi Deni oo meel hadal ka jeedinaya kaas oo ka hadlaya shirkadaha qandaraas bixinta kuna eedaynaya dad qaar iney rabaan iney qaataan lacagna halkaas ka sameeyaan waxaan iweydiiyay isma oga miyaa madaxweynaha inuu qandaraasyadii iyo mashruucyadii dalka uu uxiray

Shafici Shirwa Gul (@shafici_gul) 's Twitter Profile Photo

Dadka reer koonfur-galbeed wey tashadeen markii caasimadii dalka ee muqdisho laga sheegtay oo lagu handaday shaati qabyaaladeed iyo mid dawladeed oo is huwan dalka maanta badbaado ayuu rabaa hadii kale dagaal sokeeye kama baaqsan doono.

Yassin (@yasssomali) 's Twitter Profile Photo

Madaxweyne hore Mohamed Farmaajo waxaa lagu xusuustaa dib u dhiska meelihii taariikhiga ahaa sida National Stadium, Museum, Library, Theatre, iyo dhismayaal kale oo dowlada muhiim u ah! Dalka guri kamuu dhisan, khayraadkiisa muu xadin, dal shisheeyana lamuu gelin heshiisyo qaraoodi

Madaxweyne hore <a href="/M_Farmaajo/">Mohamed Farmaajo</a> waxaa lagu xusuustaa dib u dhiska meelihii taariikhiga ahaa sida National Stadium, Museum, Library, Theatre, iyo dhismayaal kale oo dowlada muhiim u ah!

Dalka guri kamuu dhisan, khayraadkiisa muu xadin, dal shisheeyana lamuu gelin heshiisyo qaraoodi
Shafici Shirwa Gul (@shafici_gul) 's Twitter Profile Photo

Ciidan qaran oo haybad iyo awood leh kama danbayn madaxweyne Mohamed Farmaajo ciidankii qabyaalad ayaa la dhexgaliyay qaarna waa lakala diray maanta ciidankii 4 sano lagu tacab beelay meelna laguma sheegi karo.

Shafici Shirwa Gul (@shafici_gul) 's Twitter Profile Photo

Ladnaantiyo nimcadu uunka way wada luggoyaane Lixdan anigoo jira tashiga laydha iga raacye Iminkaan ladhkiisii hurdada led iska waayaaye Ma liibaanihii geellaa loox u daabacaye.

Shafici Shirwa Gul (@shafici_gul) 's Twitter Profile Photo

Hadii aad rabtid iney ku hiiliyaan shacabka soomaaliyeed joojin qabuuraha aad faagaysid, jooji dhulka danta guud aad boobaysid, jooji burburin ciidanka qaranka, joojin dhaqaalaha wadanka aad ku naas nuujinaysid qoyskaaga, joojin qabyaalada, iyo kala qaybinta, jooji qaadka aadka

Shafici Shirwa Gul (@shafici_gul) 's Twitter Profile Photo

Shacabka iyo dawlada koonfur-galbeed marnaba aqbali mayno in shaati qabiil iyo mid siyaasadeed loogu adeegsado si loo khal khal galiyo xasiloonida maamulka iyo deeganada talabadii ay maanta qaaday kooxda HSM waxay baal marsan tahay dawladnimada iyo wixii soomali ku heshiisay in

Madaxweyne Abdiaziz Hassan Mohamed waxa sidaas loogu soodhaweeyay Caasimada puntland garowe taas halka caasimada umadda Soomaaliyeed laga sheegtay oo loogu hanjabay qaab qabiil isaga iyo dadka reer koonfur-galbeed waxan leeyahay imaada garowe inta mooryaanta damu-jadiid laga saarayo.

Shafici Shirwa Gul (@shafici_gul) 's Twitter Profile Photo

Hog-hayaha guud ee IGAD kaas oo diiday inuu canbaareeyo duulaankii itoobiya kuso xadgudubtay gobonimada iyo qaranimada umadda soomaaliyeed ayuu maanta ku qaabilay villa somalia dawladnimadii halkaas ayay maraysaa Soomaaliyey.