SOMALİ AGRO-PASTRO. (@shirwac147) 's Twitter Profile
SOMALİ AGRO-PASTRO.

@shirwac147

PhD. Plant Production and Technology
MSc.Animal Nutrition and Disease Animal genetics and Nutrition.

BCS. Agriculture and Environmental science.

ID: 1715406353110380544

calendar_today20-10-2023 16:35:45

130 Tweet

207 Followers

1,1K Following

SOMALİ AGRO-PASTRO. (@shirwac147) 's Twitter Profile Photo

Here are some ways to increase profits in the agriculture industry: Marketing The marketing channel a farmer chooses can significantly impact profitability. Marketing channels can create value chains and input costs that help farmers maximize profits while minimizing risk. Crop

Here are some ways to increase profits in the agriculture industry:
Marketing
The marketing channel a farmer chooses can significantly impact profitability. Marketing channels can create value chains and input costs that help farmers maximize profits while minimizing risk.
Crop
SOMALİ AGRO-PASTRO. (@shirwac147) 's Twitter Profile Photo

Madaxweyne Deni wuxu aaminsanyahay goorta Mushaharaadka la waayo oo Shacabka iyo Shaqaaluhuba gaajoodaan in ay yaraanayaan ama iska aamusayaan Mucaaradka Dawladdu. Goor uu tagoba wa tagi doonaa Deni ee iska dul qaata Ciqaabta uu idinku hayona ilaahay danbi dhaaf ha idiin ka

Madaxweyne Deni wuxu aaminsanyahay goorta Mushaharaadka la waayo oo Shacabka iyo Shaqaaluhuba gaajoodaan in ay yaraanayaan ama iska aamusayaan Mucaaradka Dawladdu.

Goor uu tagoba wa tagi doonaa Deni ee iska dul qaata Ciqaabta uu idinku hayona ilaahay danbi dhaaf ha idiin ka
SOMALİ AGRO-PASTRO. (@shirwac147) 's Twitter Profile Photo

Cawa oo kale 25/8/2023 waxay ku beegan tahay marki ciidamada ssc khaatumo ay Gacanta kuso dhigen daalim faysal ordaye🏃#khaatumo #SSC

Cawa oo kale 25/8/2023 waxay ku beegan tahay marki ciidamada ssc khaatumo ay Gacanta kuso dhigen daalim faysal ordaye🏃#khaatumo #SSC
SOMALİ AGRO-PASTRO. (@shirwac147) 's Twitter Profile Photo

Iran, waxay dib usoo celisay hanjabadii la xiriirtay inay weerarrayaan Israa’iil. Hadda taliyaha ciidanka Ilaalada Kacaanka Iran, Jen.Hossein Salam wuxuu ku dhawaaay; "Waxaad maqli doontaan war wanaagsan oo ku saabsan aargudashayada."

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mid mid u kormeeray bandhigga Waxqabadka Wasaaradaha Xukuumadda DanQaran oo labo sano jirsatay, kaas oo caawa lagu soo bandhigayo Munaasabad ka socota magaalada Muqdisho.

Tomato Fertilization Requirements – Best Tomato Fertilizer First, you must consider the soil condition of your field through semi-annual or annual soil testing before applying any fertilization method. There are no two identical fields in the world. Thus, nobody can advise you

Tomato Fertilization Requirements – Best Tomato Fertilizer

First, you must consider the soil condition of your field through semi-annual or annual soil testing before applying any fertilization method. There are no two identical fields in the world. Thus, nobody can advise you
SOMALİ AGRO-PASTRO. (@shirwac147) 's Twitter Profile Photo

#UPDATE Israa’iil waxay aroornimadii hore ee saaka garaacday inta badan saldhigyadii ay kooxda Lubnaan (Xulufada Iiraan) ku diyaarisay weerar ay kaga qaado dhinaca Talabib, waxaana si xoogan uga caawiyey Mareykanka, oo xogta, hubka iyo howlgalka deg deg ahba taageeray. - Dhinaca

#UPDATE Israa’iil waxay aroornimadii hore ee saaka garaacday inta badan saldhigyadii ay kooxda Lubnaan (Xulufada Iiraan) ku diyaarisay weerar ay kaga qaado dhinaca Talabib, waxaana si xoogan uga caawiyey Mareykanka, oo xogta, hubka iyo howlgalka deg deg ahba taageeray.

- Dhinaca
SOMALİ AGRO-PASTRO. (@shirwac147) 's Twitter Profile Photo

#DEGDEG; Inta la xaqiijiyay 1 ruux ayaa ku dhintay tiro kalena waa ka dhaawacantay dagaal goordhoweyd magaalada Baligubadle ee Gobolka Hawd ku dhex maray Ciidamada Somaliland iyo Jabhad hubaysan oo leeyihiin geedka labka Isaaq [Beesha Arab] taas oo kasoo horjeeda Doorashooyinka

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA EE BJFS OO QAABILAY SAFIIRKA SHIINAHA EE SOOMAALIYA. Muqdisho Agoosto,25,2024: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA EE BJFS OO QAABILAY SAFIIRKA SHIINAHA EE SOOMAALIYA.

Muqdisho Agoosto,25,2024: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee
SOMALİ AGRO-PASTRO. (@shirwac147) 's Twitter Profile Photo

Magaalada Muqdisho waxa maanta ka furmay Munaasabadda saxiixa heshiiska iskaashi ee Hay’adda NIRA iyo Midowga Bangiyada Soomaaliya. Munaasabadda waxa kasoo qayb galay Ra'iisul Wasaare ku xigeenka XFS Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha,

Magaalada Muqdisho waxa maanta ka furmay Munaasabadda saxiixa heshiiska iskaashi ee Hay’adda NIRA iyo Midowga Bangiyada Soomaaliya. 

Munaasabadda waxa kasoo qayb galay Ra'iisul Wasaare ku xigeenka XFS Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha,
SOMALİ AGRO-PASTRO. (@shirwac147) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha Maamulka SSC-Khaatumo Firdhiye oo tagay jiidaha hore ee Ciidamada SSC-Khaatumo ayaa wacad ku maray in aan nabad danbe la baryi doonin la iskana celin doono Ciidamada Muusa biixi. "Nabada cidna laga baryimaayo cidna marti loogama ahan haddii shalay laydin ahmiyaay

Madaxweynaha Maamulka SSC-Khaatumo Firdhiye
oo tagay jiidaha hore ee Ciidamada SSC-Khaatumo ayaa wacad ku maray in aan nabad danbe la baryi doonin la iskana celin doono Ciidamada Muusa biixi.

"Nabada cidna laga baryimaayo cidna marti loogama ahan haddii shalay laydin ahmiyaay
SOMALİ AGRO-PASTRO. (@shirwac147) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha SSC-Khaatumo oo u jawaabaya Muuse Biixi ayaa yidhi "Muusoow waxa kaa soo horeeya kuwii shalay ku qaawiyay ee hub ka dhigista kugu sameeyay.." #SSC

Sorghum Production Guide Climatic Requirements Rainfall between 300 and 900 mm Soil Requirements Higher yields are obtained on sandy loamy soils or Deep and well drained soils The ideal soil pH is 5-6.5 Maturity Early maturity varieties 110 days Late maturity varieties 230

Sorghum Production Guide

Climatic Requirements
Rainfall between 300 and 900 mm

Soil Requirements
Higher yields are obtained on sandy loamy soils or 
Deep and well drained soils
The ideal soil pH is 5-6.5

Maturity
Early maturity varieties 110 days 
Late maturity varieties 230
SOMALİ AGRO-PASTRO. (@shirwac147) 's Twitter Profile Photo

𝗘𝗚𝗚𝗣𝗟𝗔𝗡𝗧 𝗙𝗔𝗥𝗠𝗜𝗡𝗚 Growing eggplant in your garden can be highly rewarding for several reasons. 𝗘𝗴𝗴𝗽𝗹𝗮𝗻𝘁, also known as aubergine, is a fruit often used as a vegetable in cooking. It belongs to the nightshade family (Solanaceae), which also includes

𝗘𝗚𝗚𝗣𝗟𝗔𝗡𝗧 𝗙𝗔𝗥𝗠𝗜𝗡𝗚 
Growing eggplant in your garden can be highly rewarding for several reasons.

𝗘𝗴𝗴𝗽𝗹𝗮𝗻𝘁, also known as aubergine, is a fruit often used as a vegetable in cooking. It belongs to the nightshade family (Solanaceae), which also includes