Aaliya Wiilo (@sweetaaliya) 's Twitter Profile
Aaliya Wiilo

@sweetaaliya

🇸🇴Community organiser/ activist: Social justice & Human Rights. BSC criminology &CriminalJustice & GDLaw. #people’s power#book lover #voice of the voiceless

ID: 1251313381

calendar_today08-03-2013 09:59:38

23,23K Tweet

3,3K Takipçi

3,3K Takip Edilen

Aaliya Wiilo (@sweetaaliya) 's Twitter Profile Photo

Aduunka dhan baa Dagaal wada galay hadane heshiiyey oo laga gudbay, laakin dadka ku dhegan cuqdada dano kale ayeey leeyihiin👏 Nabad iyo horomar waarta ilaahay idamkiis!

Aaliya Wiilo (@sweetaaliya) 's Twitter Profile Photo

‼️Waxaa Maalmahaan badatay groupyo awalba isku dayeye inay Qob moos u dhigaan reer #SWSS oo Sheeko la yiraahdo #Daaroodism wadaan laakin is qarinaaya‼️ Waxan ku jirnaa xiligi is groupaysoga ama is bahaysiga oo #QABIIL waa laga guuray ama dheh #GOBALAYSI ee dadka qabiilka wax ku

‼️Waxaa Maalmahaan badatay groupyo awalba isku dayeye inay Qob moos u dhigaan reer #SWSS oo Sheeko la yiraahdo #Daaroodism wadaan laakin is qarinaaya‼️

Waxan ku jirnaa xiligi is groupaysoga ama is bahaysiga oo #QABIIL waa laga guuray ama dheh #GOBALAYSI ee dadka qabiilka wax ku
Aaliya Wiilo (@sweetaaliya) 's Twitter Profile Photo

HAWOYOOOW ninkaan Jibril Qoobey ee habeen iyo maalin kuu OOYAYA magaca Hawiye; ‼️‼️MAXAA LAGA SAMEEYEYE?‼️‼️ #SNTV Shaqaale iyo masuul iyo in bay leeyihiin. Hawiye shaqo kuma lahan ee dhib kale ayaa jira‼️‼️‼️‼️‼️

Aaliya Wiilo (@sweetaaliya) 's Twitter Profile Photo

Waa nidaam caalamka ka jiro waliba aad u munaafaqaysan, oo aan kor Loo qaadin, laakin #Soomaliya laandheeranimo kor bay waxeeda u sheektay! Qaniinyo Qaniinyaa kaa fujisa!

Waa nidaam caalamka ka jiro waliba aad u munaafaqaysan, oo aan kor Loo qaadin, laakin #Soomaliya laandheeranimo kor bay waxeeda u sheektay!

Qaniinyo Qaniinyaa kaa fujisa!
Aaliya Wiilo (@sweetaaliya) 's Twitter Profile Photo

Mdx #SSC Khaatumo waa masuul garanaya waxa loo idmaday iyo masuuliyada k saaran deegaanka iyo dowlada dhexe. Dadka wadaa sheekada iyo danaha gaar ka ah ee #Aldaaroodism cidna kuma Jadson mid doonto! Waa in ay dadka kala gartaan masuuliyadaha sida loo kale leeyahay! #SSC

Gaas J Keey (@yonisyasin1) 's Twitter Profile Photo

Hogaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo waa Muwaadin Soomaalinimo ku weyn tahay sida hadalkiisa ka muuqata oo weliba bisil Siyaasadeed leh. In siyaasi Soomaaliyeed oo maanta jooga way Adag tahay in Hogaamiye State sidaas u hadlo isaga wax badan xaquuq ah Deegaankiisa kaga maqan tahay

Hogaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo  waa Muwaadin Soomaalinimo ku weyn tahay sida hadalkiisa ka muuqata oo weliba bisil Siyaasadeed leh.

In siyaasi Soomaaliyeed oo maanta jooga way Adag tahay in Hogaamiye State sidaas u hadlo isaga wax badan xaquuq ah Deegaankiisa kaga maqan tahay
Yemane G. Meskel 🇪🇷 (@hawelti) 's Twitter Profile Photo

President Isaias Afwerki met, in the early afternoon hours today at Denden Guest House, Egyptian delegation led by Foreign Minister, Dr. Badr Abdelatty. In the extensive meeting - which is part and parcel of the periodic Consultative Forums that both countries hold in Asmara

President Isaias Afwerki met, in the early afternoon hours today at Denden Guest House, Egyptian delegation led by Foreign Minister, Dr.  Badr Abdelatty.

In the extensive meeting - which is part and parcel of the periodic Consultative Forums that both countries hold in Asmara
Aaliya Wiilo (@sweetaaliya) 's Twitter Profile Photo

Alla dun xumida, xasadka iyo nacayb aan la garanaynin meel uu ka yimid baa ku wada dhacay #Somalida. Walee waa la dhaqan rogmay, diinta isakaba dhaaf! Hada ninkaan odaga ah, FAHAD maba ahan baan isleeyahay aniga laakin: - wax isku eg uun buu ka hadlay iyo siyaasada #Somaliya

Aaliya Wiilo (@sweetaaliya) 's Twitter Profile Photo

Allaha u naxariisto Ugaas Cabdulaahi Ugaas, wuxu ahaa nin qiimo iyo dadnimo ilaahay siiyey oo la wada jecalaaay. Gurigiisa ayuu u hoyday, ee Kitaabkiisa Gacanta midig Allha ka siiyo. Tacsida waxay taala, guriga Ad. Gaafoow, Allaha u aqbalo ducooyinka, sidoo kale London iyo

Aaliya Wiilo (@sweetaaliya) 's Twitter Profile Photo

Hambalyo Gud. Abdullahi Dahir Dhego-Yuur, oo diiwaan loo magacaabay G.ku xigeen ka arimaha bulshada ee Gobolka Shabeelada Hoose. Allaha kuu yasiro Allaha kaa dhigo kii ummada isku hayn lahaay oo dadka degaanka u adeeg. Markale Hambalyo Mahadsanid Mdx Abdiaziz Hassan Mohamed

Hambalyo Gud. Abdullahi Dahir Dhego-Yuur, oo diiwaan loo magacaabay G.ku xigeen ka  arimaha bulshada ee Gobolka Shabeelada Hoose. Allaha kuu yasiro Allaha kaa dhigo kii ummada isku hayn lahaay oo dadka degaanka u adeeg. Markale  Hambalyo 
 Mahadsanid Mdx <a href="/Laftagareen/">Abdiaziz Hassan Mohamed</a>
Aaliya Wiilo (@sweetaaliya) 's Twitter Profile Photo

My ONLY favourite politician and role model for many young Generations who talk nothing but the TRUTH and knows when to differentiate the reality on the ground and the political interest. He is honest as tells the truth as it’s! Moreover, he values the national intrest about

Aaliya Wiilo (@sweetaaliya) 's Twitter Profile Photo

Aaax, walaahi waan dhamaysay kari waayey Safiya Tyson, in badan baan la soco ay xaalada adag ay ku jirto iyada iyo dhalinta reer #Boorame uu ugu horeeyo Fanaanka da’da yar ee was aniga ah #Nucman Hilaac, oo isagane saa loo eryaday oo I showed joogay #Xamar. Walee hadaan Waa

Aaliya Wiilo (@sweetaaliya) 's Twitter Profile Photo

Can’t wait to obtain my copy of your true experience and history! We are in era we moved waaye from the wealthy and the ONLY media that used to shape the perception of the public, and yes it’s indeed a time to RESET it, and thanks for showcasing by the way and the RESET