xusni saalax (@xusnis80257) 's Twitter Profile
xusni saalax

@xusnis80257

ID: 1823192804979519488

calendar_today13-08-2024 03:01:11

3 Tweet

94 Followers

332 Following

Hon. Ahmed FIQI (@ahmedmofiqi) 's Twitter Profile Photo

Khaa’in wadanku waa midka sababta u noqda inuu cadowgu dhanka ciidda wadanka uu u soo tallaabsado. Jamaaludiin Al-Afgaani Cidna laga yeeli maayo, loomana helayo cudurdaar nooc kasta oo uu yahay in gabbaad loo noqdo damaca Itoobiya ee dhulkeena.

Khaa’in wadanku waa midka sababta u noqda inuu cadowgu dhanka ciidda wadanka uu u soo tallaabsado. Jamaaludiin Al-Afgaani

Cidna laga yeeli maayo, loomana helayo cudurdaar nooc kasta oo uu yahay in gabbaad loo noqdo damaca Itoobiya ee dhulkeena.
Hon. Ahmed FIQI (@ahmedmofiqi) 's Twitter Profile Photo

Quisling waa khaa’inul wadanka ugu caansan taariikhda casriga, wuxuu gacan ka geystay in Naaziyintii Jarmalku ay dalkiisa Norway qabsadan dagaalkii 2 ee dunida Quisling waa la xiray, waa la maxkamadeeyey ka dibna waa la toogtey 1945. Ilma Quisling-ka Somalia sharciga kama weyna