Aato(@AbdisalamAato) 's Twitter Profileg
Aato

@AbdisalamAato

Somali Filmmaker
[email protected]

ID:20003409

calendar_today03-02-2009 20:58:14

28,5K Tweets

108,4K Followers

1,5K Following

Ifrah F. Ahmed(@Ifrahmed) 's Twitter Profile Photo

Excited to share my second recipe for NYT Cooking and Food! Here’s my recipe for Malawax (Ma-la-wah) a delicate cardamom crepe that’s popular in many Somali households. I grew up eating Malawax so I’m thrilled to share this Somali classic in the New York Times 🇸🇴 cooking.nytimes.com/recipes/102335…

account_circle
Aato(@AbdisalamAato) 's Twitter Profile Photo

Soomalida marka Nin uu Gabar Faraxumeeyo (Kufsi iwm):
Ninka yaan la ceebaysan ee inaga dhaafa waxaas lagama sheekeeyee.

Marka ay ku caddaato in ninku sameeyay falka:
Haloo guuriyo gabadhuu fara xumeeyay, Hala isugu faataxeeyo.

account_circle
Aato(@AbdisalamAato) 's Twitter Profile Photo

This is FaraxCam from Channel 5 News, reporting to you live over Baadiyaha. For those of you heading south on Jiiro-15 on your commute home frm work, expect some delays around Jid Caddaha Interchange. Road crews are making repairs on the left lane, so commuters should b prepared.

account_circle
Villa Somalia(@TheVillaSomalia) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed, darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidan ee uu ku lahaa Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka, si waafaqsan Qodobbada 87-aad iyo 90-aad ee Dastuurka.

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed, darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidan ee uu ku lahaa Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka, si waafaqsan Qodobbada 87-aad iyo 90-aad ee Dastuurka.
account_circle
Aato(@AbdisalamAato) 's Twitter Profile Photo

I madadaali daali
I madadaali daali
I maaweeli weeli
Maxaa ku daaray?

Let's finish the lyrics of this golden classic y'all.

Go.

account_circle
Aato(@AbdisalamAato) 's Twitter Profile Photo

NN CBBs oo Hoogayeey iyo Habaar ku haysa Dowladda Soomaaliya.

VS

Dowladda Soomaaliya:
Ha Karaama Seegina Habaar Leygu Kari Waa 😂😂

account_circle
Aato(@AbdisalamAato) 's Twitter Profile Photo

Dumarka Soomaaliyeed walaahi waa lafdhabarta bulshadeena waayo nin nafta noo keenay oo aan hadalka kaa sugayn wax kastana dalaq soo dhahaayay ayaa guursaday.

Caawa hadalka ma dhexgalin, ma dhamaysatay hadalka ayuu dhahay isagoo farta taaganaya☝️
Isbeddel dhab ah ayaan aragnay.

account_circle
Aato(@AbdisalamAato) 's Twitter Profile Photo

A certain former President of Somalia recently bought two billiard tables for his house. It's a good way to kill time, burn calories and learn critical thinking skills.

Arsenal's new pre-match shirt will pay homage to their large Somali supporters next time just as they did for their Jamaican supporters. I think.

Qofkii adoo Soomaaliya jooga kaasoo waca qurbaha (N. America, Europe, Australia) oo kugu wareeriya inaad siyaasad & fadhi-ku-dirir uga waranto marwalba waxaa lagu dhahaa $500 berri xawaaladda iisoo dhig howl baa iga kala dhimman.
Maalin dambe qofkaas maku wici doono

account_circle